WASHINGTON, Oktoobar 23, 2011 / PRNewswire-USNewswire / - Markii ugu horaysay taariikhda, Waaxda Arimaha Dibada ee Maraykanka (DOS) waxay qiimaynaysaa xeerarka caalamiga ah ee mamnuucaya alaabada ay kujirto meerkuriga oo ay kujiraan qalin / dawada ilkaha ee loo yaqaan "amalgam", oo ka kooban 50% meerkurida waxayna horeyba ugu jiraan afka wax ka badan 122 million Americans.

Halkan guji si aad u aqriso dhammaan war-saxaafadeedka.